hooyoda uurka leh iyo cuntada u fiican
.uurku waxa uu ka yimaadaa marka ugxanta manidu bacramiso ugxansidaha hooyada ,ugxantuna waxay soo martaa tuunbada ugxansidaha oo ay bacramintu ka dhacdo .marka ugxanta la bacramiyo si guul ah ugaadho uur ku jirta waxa meesha ka dhasha uur. uurka waa hab socda mudo 40 todobaad ah.e lagu ogaan
calaamdaha hooyoda uurka leh
1; daal fara badan
2; xanuun sahlan oo subixii la dareemo waxaana badanka la dareema uurka ugu horeeya hooyada
3;naasaha oo barara
4;calool istaag
5; kaadi badan
6; waxa laga yabaa dumarka qaar inay isku arkaan dhiig fudud oo aan ahayn kii cadada
hooyoda uurka leh marka ay ogaato inay uur leedahay waxa muhiim inay ka fakarto cafimaadka cunigeeda iyo cafimaadkeedaba . halkan waxaan idinku soo gudbin doona cuntoouinka nafaqada leh ee ay hooyadu u baahantay.cuno nafaqo leh oo dheeli tiran oo ay hooyodu cunto waxay kor u qaadaa koriimada iyo dhismaha jidhka uurjiifka. waxaana aad u muhiim u ah inay hooyadu cunto cuno isku dheeli tiran mana jirto cuno gaar ah .
1;digirta
2; qamadida
3;gelayda
4; khudaarta
5;midhaha
6 ; kalluunka ama malaayga
7;ukunta ama beedka
8;doorada ama digaaga
10 ;lawska
About
Gallery
Featured
Blogroll
Menu Footer Widget
About
Menu Footer Widget
Main Menu
Social Media Icons
Main Menu
Featured Post
Faaiidooyinka sanjabiisha
Sanjabiishu waxay inoo leedahay faaidooyin caafimaad oo badan waxa laga yaabaa inaan isticmaalno aniga oo aan ka war qabin,inta badan so...
Link List
Follow Us
Blog Archive
- September 2022 (2)
Search This Blog
Arsip Blog
- September 2022 (2)