thumbnail

Faaiidooyinka sanjabiisha

Sanjabiishu waxay inoo leedahay faaidooyin caafimaad oo badan waxa laga yaabaa inaan isticmaalno aniga oo aan ka war qabin,inta badan soomalidu way isticmaalaan, inaga oo u isticmaalayna inaynu shaaxa ku darsano.Sanjabiisha waxa loo isticmaalaa sideeda iyada oo aad ku darsanayso biyo qandhac ah anba biyo aan qandhac ahayn labada waad u isticmaali kartaa faaidooyinka sanjabiisha 1; Sanjabiishu waxay leedahay awood ay kula dagaalanto viruska bekteriyada iyo jeermisyada jidhka soo gala. sanjabiishu waxay aad waxtar ugu leedahay lalabada qofka markuu uu qalinka ka soo baxo anba xiliga ay hooyodu uurka leedahay sadexda bilood ee ugu horaysa uurka aad ayay waxtar ugu leedahay inay lalabada ka baabiiso. 2;Sanjabiishu waxay kale oo ay ka hortagtaa matagta hadii uu qofka qaato 1g oo sanjabiil ah marka uu dareemo mantagta gaar ahaan hooyada waxa fiican inay dhakhtar la tashato waaya waxa ku siiyadaha ilmo loo baahanyahay in caafimaadkiisa laga hortago.sanjabiisha waxa ku jirta maado ka hortagaysa lalabada iyo matagta ,waxa muhiim ah hooyooyinka uurka leh inay ku dadaalaan inay isticmaalaan lakiin garaamka loogu talo galay inay ka qataan. 3;Isku laaq sanjabiil ah iyo qaado malab ah waxaad uga bogsanaysaa qufaca iyo hargabka. 4;Sanjabiisha waxa loo isticmalaa madax xanuunka. 5;Dumarka marka ugu horaysa xiliga caadada haday isticmaaalaan sanjabiil waxay ka baabinaysaa xanuunkii ay kanaysay caadada waayo marka caadada qofka dumarka ay ku dhacayso waxa jira xanuun qabanaya oo ka qabanaya qaybta hoose ee caloosha marka xanuunka waad ugu maarmaysa inaad isticmaasho xanuun baabiye, waxaanad u isticmaali kartaa inaad ku darsato adigoo isticmaalaya shaax qandhac waxaana si dagdag ah kaaga biinaysa xanuunkii aad dareemaysay halkii aad ka doonan lahayd improfiin marka waxaan kugu la talin lahaa inaad isticmaasho sanjabiisha. 6;Sida oo kale waxay ay yaraysaa macaanka sida dadka qaba xanuunka sonkorta waxayna kaa yaraynaysa heerka ay sonkortaadu joogta waxaana muhiim qofka qaba xanuunka sonkorta inuu soo qaato biyo qandhac ah kadibna uu cabo, saacad kadib hadii aad sonkortaada cabirtid waxaad ogaanaysaa inay hoos u dhacday 7;Waxay ka hor tagtaa in uu xinjiroobo dhiigu. 8;Qofka kalastaroolka qaba waxa muhiim ah inuu isticmaalo malinkii 3g oo sanjabiil ah 9;Hadii aad kala goosyada ka dareemayso waad isticmaali kartaa sanjabiisha. Faaiidooyinka sanjabiisha ma soo koobi karno siyaabo kale badan oo loo isticmaalana way jirtaa
thumbnail

hooyoda uurka leh iyo cuntada u fiican





.uurku waxa uu ka yimaadaa marka ugxanta  manidu bacramiso  ugxansidaha hooyada ,ugxantuna waxay soo martaa tuunbada ugxansidaha oo ay bacramintu ka dhacdo .marka ugxanta la bacramiyo si guul ah ugaadho uur ku jirta waxa meesha ka dhasha uur. uurka waa hab socda mudo 40 todobaad ah.e lagu ogaan

 calaamdaha hooyoda uurka leh

1; daal fara badan 

2; xanuun sahlan oo subixii la dareemo waxaana badanka la dareema uurka ugu horeeya hooyada

3;naasaha oo barara 

4;calool istaag

5; kaadi badan

6; waxa laga yabaa dumarka qaar inay isku arkaan dhiig fudud oo aan ahayn kii cadada

hooyoda uurka leh marka ay ogaato inay uur leedahay waxa muhiim inay ka fakarto cafimaadka cunigeeda iyo cafimaadkeedaba . halkan waxaan idinku soo gudbin doona cuntoouinka nafaqada leh ee ay hooyadu u baahantay.cuno nafaqo leh oo dheeli tiran oo ay hooyodu cunto waxay kor u qaadaa koriimada  iyo dhismaha jidhka uurjiifka. waxaana aad u muhiim u ah inay hooyadu cunto cuno isku dheeli tiran mana jirto cuno gaar ah .

1;digirta 

2; qamadida

3;gelayda 

4; khudaarta 

5;midhaha 

6 ; kalluunka  ama malaayga

7;ukunta ama beedka 

8;doorada ama digaaga 

10 ;lawska

About

Powered by Blogger.

Gallery

Featured

Blogroll

About

Featured Post

Faaiidooyinka sanjabiisha

Sanjabiishu waxay inoo leedahay faaidooyin caafimaad oo badan waxa laga yaabaa inaan isticmaalno aniga oo aan ka war qabin,inta badan so...

Blog Archive

Search This Blog

Arsip Blog

Comments

Featured Posts

Recent Posts

Recent in Sports

Mobile Logo Settings

Mobile Logo Settings
image

Mobile Logo Settings

Mobile Logo Settings
image

Made with Love by

Made with Love by
LightSpot Template is Designed Theme for Giving Enhanced look Various Features are available Which is designed in User friendly to handle by Piki Developers. Simple and elegant themes for making it more comfortable

Labels

Advertisement

Responsive Advertisement

Label Icons CSS

Recent Posts

Subscribe Us

Most Popular

Latest News